Golaha wasiirada oo meel mariyay sharciyo heshiisyo muhiim ah.

0
338

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu asixiyay heshiiska cusub ee dhex maray dowladda federaalka iyo shirkadda Favori ee gacanta ku heysa garoonka Aadan Cabdulle.

Sidoo kale shirka golaha wasiirada ayaa lagu meelmaryay hindise sharciyeedka Nootaayada dadwaynaha iyo Hindise Sharciyeedka qareennada Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Cabdulahi Xaamuud ayaa ka waramaya ahmiyadda heshiiskan iyo hindise sharciyeedan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here