Golaha wasiirada xukuumada federaalka Soomaliya oo meelmariyay 10 safiir

0
81

ku-simaha ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradada oo maanta lagu meelmariyay 10 safiir oo dalkeenna wakiil uga noqon doonaan dalalka caalamka.

10-kan safiir ee ay maanta ansixiyeen golaha wasiirada ilaa hadda lama shaacin dalalka loo magacaabay, waxana ay kala yihiin.

Warbixibtan waxaa soo jeeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq