Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Biyaha Maamulka Somaliland ayaa Dhaam-biyood ka dhagax Dhigay Deegaanka Qurac-gaab ee gobolka Togdheer
Dhaamkaan ayaa loogu tala galay in lagu keeydiyo biyaha si ay u isticmaalaan bulshada Qurac-gaab.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.