Goob lagu kireeyo dharka lagu labisto oo laga hirgeliyay Baladweyne

0
269

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta Bulbulo oo loogu talagalay in lagu kireeyo Suudadka Dhallinyarada ay u isticmaalaan Aroosyada, Xafladaha ayaa laga hirgeliyay Xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.

Muhiimada xarunta loo hirgeliyay ayaa waxaa kamid ah in ay ka kireeystaan Dhallinyarada aan awoodin in ay iibsadaan Dharka Qaaliga Xilliyada gaar ah sida Balamaha , Aroosyada iyo Munaasabaddaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here