Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Dhuxul gaduud oo ku yaalla duleedka degmada Baladxaawo ayaa waxaa laga daahfuray iskuul hoose iyo dhexe kaasi oo loogu tala galay ineey wax ku bartaan caruurta
Xaruntan waxbarasho ayaa waxaa si isku tashi ah u dhisay bulshada deegaanka si ay u hormariyaan mustaqbalka xaruurtooda
waxana soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud