Goob waxbarasho oo laga dhagax dhigay degmada Xariirad.

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda xiriirka golayaasha iyo Arimaha Dastuurka maamulka Somaliland mudane Maxamed Muuuse ayaa degmada xariirad ee maamulka Somaliland ka dhagax dhigay Madaraso lagu baran doono Qur’aanka Kariimka .

Munaasabada dhagax dhiga waxaa ka qayb galay maamulka degmad xariirad wasiiro kadirsan maamulka Somaliland odyaal dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here