Goob waxbarasho oo laga daahfuray magaalada Kismaayo

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu daah-furay mac-hadka Al-Imaam Dhaxawi kaasi oo lagu baran doono culuumta shareecada iyo carabiga .

munaasabaddan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday wasaaradda waxbarashada Jubbaland,Macalimiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.