Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha gobolka Sh/Hoose ayaa Xarigga kajaray Iskuulka Qaran ee degmada Afgooye oo muhiimad weyn u leh bulashada Degmada.
Munaasabad Xarig kajaray Iskuulka Qaran ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka Sh/Hoose ee heer gobol iyo heerdegmo, kormeerka Waxbarshada ,Macalimiim ,Agsimaha waxbarshada iyo Waalidiin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.