Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada maamulka Galmudug ayaa Iskuul dadka wax lagu baro dooni ka xarig jartay deegaanka Beer Cabdi Faarax.
Xarig jarkan ayaa waxaa ka qeybgalay masuulinta wasarada waxbarshada maamulka gobolka Galmudug, Xildhibaano iyo Wasiiro.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.