Goob waxbarasho oo laga hirgeliyay magaalada Baladweyne

0
36

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Kooshin ee Magaalada Baladweyne ayaa laga hirgeliya Akademiyada Nova taasi oo lagu baran doono maadooyiinka Cilmiga sayniska , Tiknoolajiyada iyo Luuqadaha.

Akademiyada Nova ayaa waxaa aas aasay Dhallinyaro Aqoonyahano ah kuwaasi oo ka baxay Jaamacada Dalkeena Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here