Goobaha Cilaanka lagu saaro ee Magaalada Baladweyne oo laga dareemayo Diyaar garowga Ciida.

0
210

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo haweenka ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul badan maadaama maalmo kooban ay naga xigaan munasabadda ciidul fidriga.

xiligaan oo kale markii lagaaro goobahaan cilaan saarka waxaa soo buux dhaafiyo Haween badan oo isku diyaarinayo munaasabadda ciidul fidriga

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.