Goobaha dadweynaha ee dalka Turkiga oo laga mamnuucay Khamriga iyo Sigaarka.

0
102

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxa la kordhiyay tirada goobahii horey looga mamnuucay in lagu iibiyo khamriga iyo Xashiishka ee Dalka Turkiga.

Iibinta Khamriga iyo Xashiishka ayaa waxaa laga mamnuucay goobaha sida xarumaha Caafimaadka , Wxbarashada , Tababarka, Dhaqanka iyo ciyaaraha, goobaha Dadweynaha iyo goobaha Nasiinada.

Dhowrkii todobaad ee la soo dhaafay, dowladda ayaa laamaha amniga awood u siisay xakamaynta Khamriga lagu iibiyo ama lagu cabo goobaha dadweynaha.