Goobaha Dharka lagu talo ee Magaalada Baladweyne oo Laga dareemayo diyaar garowga Ciida.

0
135
Baladweyne ( Radio Beerlula )-Goobaha lagu talo dharka ama Harqaanka ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemaya mashquul badan iyadoo dhalinyaradan ku shaqeeysta xirfaddan fursad u tahay maalmahaan iyagoo lacago badan ka sameeya.

Dhalinyaradaan ayaa waxaa ay xiligaan oo kale tolaan dharka Faashiyoonka ah oo ay ukeensadaan Bulshada magaalada Baladweyne maadaama ay isku diyaarinayaan munaasabadda ciidul fidriga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.