Goobaha ganacsiga oo dib loo furay magaalada Baladweyne kadib muddo bil ah oo ay xirnayeen.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo kunool magaalada Baladaweyne ee Xaruunta gobalka Hiiraan ayaa dib ugu soo laabtay goobahoodi Ganacsi kadib Fatahaadii ku dhuftay magaalada Baladaweyne.

Haweenkaan ayaa saameen kala duwan kala kulmay fatahaad uu sameeyay webiga shabeele maadaama uu ganacsigood uu ka istaagay muddii ay magaalada kujireen biyaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxmuud.