Goobaha lagu iibiyo waxyabaha inta badan la isticmaalo maalmaha ciida oo laga dareemayo diyaar garow

0
891

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ganacsatada magaalada Baladweyne gaar ahaan kuw iibiya macmacaanka oo inta badan la isticmalo maalmaha ciida ayaa bilaabay inay u diyaar garooban ciida.

Goobahan oo lagu sameeyo buskudka xalwada toolshaha iyo shuushumoga ayaa laga dareemaya diyaar garowgii ugu dambeeyay.

Muumulaha foorno shirwac  axmed carab maxamuud iyo   maamulaha xalwo boqolsoon cabdi rashiid nuur xasan  oo dhamaantoodba soo saara nuucyada kala duwan ee mac macaanka ayaa Radio Beerlula uga waramay sida ay ugu diyaar garoobeen ciida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here