Baledweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulada ku yaalo magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ka socdo diyaargarowgii ugu dambay ee Imtixaanka Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 ka.
Imtixaankaan ayaa la qadaa xiligaan oo kale iyadoo ardayda lagu imtixaamo daraasadii ay soo qaateen afarta bilood ee sanad dugsiyeedka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.