Goobaha waxbarashada Baladweyne oo dib loo furay

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mudo saddex bilood ka dib oo ay xirnaayeen goobaha Waxbarashada magaalada Baladweyne ayaa dib loo furay kadib markii ay kasoo laabteen fasaxa sanad dugsiyeedkii tagay ee 2024-2025.

Goobaha Waxbarashada dib loo furay ayaa waxa kamid ah Iskuulada Cumar binu Al-Khadhaab,Al-Luqmaan , iyo dugsiga hoose dhexe sare ee Horseed.

Warbixintaan waxaa  soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here