Goobaha waxbarashadda Baladweyne oo xirnaa muddo ka badan bil oo dib loo furay.

0
176

Baladwayne ( Radio Beerlula |)-Inta badan iskuulada iyo Madaarista Qaranka kariimka ee Magaalada Baladweyne ayaa dib loo furay kadib markii ay sameysay fatahadii ku dhufatay magaalada.

Iskuulada dib loo furay ayaa waxaa kamid ah Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Cumar bin Al khadhaab, Buundo-wein, Sigma , Sheakh Maxamed Macallin , Ramadaan , Horseed Mujamac dhiiba Cabdi Soomane iyo Al-aqsa kuwaas oo ay saaameyn ku yeelatay fatahaada Wabiga Shabeele.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.