Goobo dalxiis oo cusub oo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho

0
25

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka ayaa laga hergeliyay goobo dalxiis oo loogu tala galay in caruurta iyo dadka waaweyn ay ku ciidaan .

Xarumaha dalxiis ee laga furay Muqdsho ayaa loo yeelay goobo ay ku ciyaaraan caruurta kuwaasi oo lagu diyaariyay qalabka kala duwan iyo maqaayado laga cunteeyo.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.