Goobo Waxbarasho oo laga hirgeliyay Deegaanka Shabeeleey ee kismaayo oo xariga laga jaray

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiirka wasaarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare ee Mamulka Jubalaan ayaa Xariga Kajaray Afar Iskuul Oo Laga Hirgiliyay Tuulooyinka Barkada Shariifada darsa Koom Uusle Iyo Deeganka Shabeeley Ee Dagmada Kismaayo.

Tuulooyinkan ayaan Horey Looga Hirgilin Wax Iskuul Ah Dahfurka Iskuuladan ayaana Muhim U ah Bulshada Kunool Tuulooyinkan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here