Goodir Mall iyo Alpha Portrait oo finalka isku wajahaya galabta Baladweyne

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxaha kubadda cagta Goodir Mall iyo Alpha Portraits ayaa galabta ku balansan gunaanadka ama finalka tartanka ganacsatada Magaalada Baladweyne.

Ciyaartan finalka oo xiiso gaar ah leh ayaa koox kasta dadaal ugu jirta sidiii ay ugu guuleysan laheyd iyadoo labada koox ay maalmihii la soo dhaafay ay wadeen diyaargarow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here