Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Banaadir
Gubaadley ayaa noqotay Deegaankii ugu horeeyay ee taga sami finaalka tartanka degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir.
Ciyaarta ayaa 90-kii daqiiqo ee loogu talo galay ku soo dhaamatay barbaro 1 iyo 1.
kooxda deegaanka Gubadley ayaa rigoorayaal 3-1 ah uga badisay kooxda degmada Xamar jajab.