Guddi loo saaray qiimeynta dabkii baabiiyay suuqa Gobonimo ee Hargeysa

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa booqday soona kormeeray khasaaraha ka dhashay dabkii qabsaday suuqa ganacsiga ee gobonnimada, qaybtiisa idaacadd ee Magaalada Hargaysa.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, qaar kamid ah taliyayaasha ciidamada kala duwan, maayar-ku-xigeenka caasimadda, badhasaabka gobolka Maroodi-jeex iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda katirsan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here