Guddiga doorashada guddoomiyaha ururada dhalinyarada gobolka Hiiraan oo lagu dhawaaqay.

0
424

Baladweyne(Radio Beerlula)-Gudoomiyaha dhalinyarada Hirshabeelle Maxamed Cabdulahi Buraale ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada  guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan taasoo dhici doonta 20-ka bishan june.

Maxamed Cabdulahi Buraale ayaa Radio Beerlula uga waramay shuruudaha  looga baahan yahay musharixinta u tartamaya guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here