Baledweyne ( Radio Beerlula )- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa geeyay agabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha deegaanada galmudug gaar ahaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka galmudug.
agabkan oo loogu talagalady diwaangilinta codbixiyaasha doorashada ee degaanada galmudug ayaa waxaa la wareegay xubno ka tirsan gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka .
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi
Audio Player