Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Ayaa maanta magaalada Cadaado ka daah-furay tababar Looqabanye shaqaalaha diiwaangelinta dadweynaha Ee dagmada Cadado
Waxa Tababarkan Goob Joog Ka’ahaa Gudoomiyaha Dagmada Cadado Iyo gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dagmada Cadado Iyo Xubanaha Looqabane Tababarka.
Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow


