Baladweyne ( Radio Beerlula)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Dowladda Soomaaliya ayaa muddo 30-cisho oo dheeri ah ku daray ololaha diiwaan-gelinta Codbixiyaasha.
Gudoga ayaa isbuuca soo socda tagi doona gobolada dalka, si looga bilaabo ololaha diiwaan-gelinta Codbixiyaasha.
Warbixintan waxaa noo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


