Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikarim Axmed Hassan oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xarunta guddiga ayaa ku dhawaaqay in muddadii loogu talagalay ineey isku soo diiwaan galiyaan Ururrada Siyaasadda lagu daray muddo 21 cisho ah.
Arintan ayaa timid kadib markii uu codsi ka yimid ururada siyaasadda ee is diiwan geliyay iyo kuwaan is diiwaan gelin.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.
Audio Player