Guddiga doorashooyinka qaranka oo soo bandhigay qorshaha doorashada 2020-ka.

0
330

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho  ayaa soo bandhigtay qorshaha doorashada sannadka 2020-ka ka dhici doonta Soomaliya.

Xaliimo Ismaaciil ayaa sheegtay in doorashada ay ka dhici doonto goob kasta oo siyaasad ahaan iyo ammaan ahaan degan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here