Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo xiray Kulanka Banbaxa ee u dhaxeeyey Ururada Siyaasada dalka iyo Guddiga Doorashooyinka.
Waxaa madasha goobjoog ahaa madaxda ururada Siyaasada dalka siyaasiyiin iyo madaxda doorashooyinka qaranka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


