Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudiga fatahaadaha Gobolka Gedo ayaa bulshada Soomaaliyeed Hay’adaha iyo maamulada Jubbaland ka codsaday in gurmad lala soo gaaro qoysaska ka barakacay tuulada Unsi oo u dhaxeeysa Degamada Doolow iyo Baladxaawo.
Qoysaskan ka barakacay tuuladaan ayaa waxa ay isugu jiraan Caruur , Haween , waayeel iyo kuwa danyar.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney.