Guddiga gacanta ku haya dhismaha Buundada Buula burde oo codsaday in laga qeyb qaato dhismahaasi.

0
249

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga dhismaha Buundada magaalada Buula- burde iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga ee magaaladaaasi ayaa bulshada iyo ganacsatada ka codsaday in laga qayb qaato dhismaha Buundada oo meel wanaagsan maraya.

Buundada Buulo-burte ayaa muhiim u ah isusocodka gaadiidka iyo bulsada qaar kamid ah degmooyinka gobollka Hiiraan.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney