Guddiga gacanta ku haya dhismaha masaajid ka socda Garbahaarey oo codsaday in lagala qeyb qaato.

0
177

Baladweyne (Radio Beerlula)-Masjidka Jaamaca ee magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka gedo oo maraya heer gabo gabo ah ayaa waxaa soo wajahay dhaqaale yari

Qaar ka mid ah maamulka gacanta kuhaya dhismaha Masjidka Jaamaca ee magaalada Garbahaarey ayaa ummadda muslimiinta ka codsaday in ay ka qeyb qaataan Dhismaha masjidka.

Warbixintan waxaa noo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi.