Guddiga gacanta ku haya dhismaha wada Burinle oo dalbaday in gacan laga siiyo dhismaha wadadan.

0
289

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga gacanta ku haya dhismaha wadada laamiga ah ee dhex marta degmadda Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo dhismaha wadadan taasoo muhiim u ah isku socdka gaadiidka iyo dadka u kala safra qeybo ka mid ah gobollada dalka.

Xubnaha guddiga ayaa codsaday in laga wada qeyb qaato dhismaha wadadan.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here