Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga gacanta ku haayo dhismaha Isbitaalka guud degamada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa codsaday in dhismahiis laga qayb qaado kaasoo hadda maraya heer bilaab ah.
Isbitaalkaan ayaa dhismahiis lagu bilaabay qaab isku tashi bulsho ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud