Guddiga iyo Culumada masaajidka Al Nuur ee Kismaayo oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha masaajidka

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Culimada Masaajidka Al-nuur oo kuyaallo deegaanka Jiirleey ee galbeedka magaalada kismaayo ayaa Dalbaday In Laga qeeb qaato dhismaha Masaajidka oo maraya dhismahiisa meel gabagabo ah.

Qaar kamid ah Culumada gacanta ku haayo masaajidka Al-Nuur ayaa umadda islaamka wax haaysto ka codsaday in laga qayb qaato dhismaha masaajidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.