Guddiga kheyraadka Dabiiciga golaha shacabka oo kulan la qaatay madaxda wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaaliya.

0
221

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga Khayraadka Dabiiciga iyo Beey,ada golaha shacabka ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo is badalka Cimilada oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka.

Guddoomiyaha Guddiga keeyraadka Golaha shacabka Xildhibaan Yuusuf Gama’diid ayaa kulanka kadib kawarbixiyay waxyaabihii leeysku af gartay.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.