Guddiga masaajidka Al-Nuur ee Magaalada Jowhar oo dalbaday in lagala qeyb qaato dhameeystirka dhismaha masaajidka.

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga dhismaha masaajidka Al-nuur ee magaalada Jowhar oo dhismahiisa uu marayo heer gabagabo ah ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed in ay kala qeyb qaataan sidii lagu dhameystiri lahaa dhismaha masaajidka Al-nuur ee magalada Jowhar.

Xaaji muuse Maxamad Nuur iyo Sheekh Axmad carab ayaa ka warbixiyay caqabadaha heysta dhameystirka masjidka waxana ay codsadeen in lagala qeyb qaato dhameystirka masjidka Al-nuur ee magalada jowhar

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.