Guddiga masaajidka Daarul-Iimaan ee Muqdisho oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha masaajidka.

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Culimada Masjidka Daarul-Iimaan Deegaanka Daarulsalaam ee magaalada Muqdisho ayaa Dalbaday In Laga Qeeb Qaato Dhismaha Masjidka oo maraya dhismahiisa bilow.

Sheekh Abuukar Xasan Maalin oo kamid ah culimada magaalada Muqdisho ayaa dadka wax heeysta ka codsaday ineey ka qeyb qaataan dhismaha masjidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.