Guddiga masaajidka Tawxiid ee Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato dhameystirka dhismaha masaajidka.

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhismaha masjidka Tawxiid Xaafada Heegaan laanta Howl wadaag ee Magaalada Baladweyne ayaa maraya heer gabogabo ah kaasi oo ay dhismihiisa bilaabeen bulshada ku nool Xaafadaasi.

Dhismaha masjidka ayaa waxaa laga bilaabay xaga hore ee qiblada iyo qaybaha kale ee gudaha masjidka taasi oo aad u burburisay fatahaadii uu sameeyay webiga Shabeele.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey