Guddiga masjidka deegaanka Balli-kay ee gobolka Hiiraan oo codsaday in laga qeyb qaato.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudiga iyo culimada gacanta ku haayo dhismaha masjidka degaanka Balli-kaay oo hoostaga degmada matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa cod saday in laga qeeyb qaato dhismaha masjidka.

Guddiga iyo culimada ayaa bulshada soomaaliyeed ugu baaqay inaay ka qeeyb qaataan dhismaha masjidka si bulshada degaanka aay u helaan Masjid aay ku cibaadeeystaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here