Guddiga masjidka Khaalid Binu Waliid ee deegaanka ceelasha biyaha oo ku baaqay in laga qayb qaato dhismihiisa.

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Masjidka Khaalid binu Waliid oo ku yaalo deeganka ceelsha biyaha ee gobalka Shabeelada hoose ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan Dhismaha Masjidkaasi.

Dhismaha masjidkaan ayaa waxaa bilaabay culimada iyo bulshada ku nool deegaanka ceelasha biyaha ee Gobalka Shabeelada hoose kadib markii ay arkeen baahida loo qabo in la dhiso masaajidkaan.

Warbixintan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.