Guddiga nabadda Guriceel oo doortay hogaan cusub.

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Guriceel ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dooranayay gudoomiyaha cusub ee guddiga Nabada Guriceel.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada gudigii hore odoyaal dhaqameed haween iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here