Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshisiinta Galmudug oo ka dalbaday shacabka inay ka soo qeyb galan shirkan.

0
387

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha  guddiga shirweynaha dib u heshisiinta Galmudug Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada dhuusamareeb kadib markii ay ka soo noqdeen safar ay ku tageen deeganno ka mid ah Galmudug ayaa sheegay in shacabka Galmudug ay diyaar u yihiin inay ka qeyb galan shirkan balse ay qaban tabasho badan laguna xalin doono shirka, isagoo dalbaday inaan la siyaasadeyn shirweynaha dib u heshisiinta Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here