Guddiga xakameynta HIV-ADIS-ka Somaliland oo kulan wacyigelin ah u qabtay barakacasha Boorama.

0
53

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Komishanka Xakamaynta HIV-ADIS ayaa Barnaamij Wacyigelineed uqabtay dadka Barakacayaasha ee kunool magaalada Boorama

Waxaa kasoo qayb galay barnaamijka madaxda Komishanka Xakamaynta HIV-ADIS ka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada barakacayaasha Boorama.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.