Guddoomiyaha baarlmanka Hirshabeelle oo shacabka gobolka Hiiraan ku booriyay inay ka shaqeeyaan midnimadooda.

0
272

Baladweyne(Radio Beerlula)- Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo ku sugan  magaalada Baladweyne ayaa ka dalbaday shacabka ku nool gobolka Hiiraan inay ka shaqeeyaan
midnimada islamarkana ay wada hadal ku dhameeyaan wax kasta oo ka
dhaxeya.

Guddoomiyaha baarlamanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed
ayaa sheegay inuu dadaal ku bixin doono xalinta khilaafka ka dhax jira
maamulka.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here