Guddoomiyaha cusub ee rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka Hiiraan oo lagu doortay Baladweyne .

0
141

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay doorashada guddoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka Hiiraan iyadoo Doorashadan ay ku tartameen laba musharax oo kala ah Maxamed Sheekh Cali iyo Cali Axmed Cabdulle.

Warbixintan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan