Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Daadmareer ayaa xariga ka jaray Dugsiga sare ee magaalada Dabo-goroyaalle kasoo ay dhismaheesa iska kashadeen wasaarada waxbarashada Somaliland iyo Hay’adda Save the children
waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada maamulka magaalada Dabo-goroyaalle iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


