Guddoomiyaha golaha shacabka oo magacaabay guddi diyaariya sharciga doorashooyninka qaranka

0
274

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Maanta Magacaabay Guddi ku meel gaar ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaran, kaas oo ka kooban 15 xubnood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here