Gudoomiyaha midowga ardayda Jaamacadda Daaha oo ĺagu doortay magaalada Kismaayo

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ardayda Jaamacadda Daaha faraceeda kismaayo ayaa dooratay gudoomiyaha midawga ardayda jamacadda Daaha hogaamin doono sanadka soo socodo.

Doorashada ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka Jamacadda ardayda wax ka barato jamacadda iyo midawga ardayda Jaamacadda iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.